VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waligeed aduunyada cover - Lyrics

Weligeed aduunyada Wakhtigaa qof saacida Ninna waayahaa xidha Labadaasi waxaan ahayn Hore looga waayoo Waa nin iyo waagii Anniguna wasiisiga Waxan wayda la hayaa Iigu wacan waxyeelada Wiish may la sara tagay Caashaqu wadaad male Walalow na kuma hadho Waan-waanna la kala tage Waxba hay dabiibina Wadka aan is aragnee ----------------------------------- Wiish bay la sara kacay Wadadiina ka ambaday Sida weel dalooshamay Biyo looga wabiyaa Waanadu i dhaaftaa Culimada wanaagsani Camma' iyo watiiniyo Wadduxaa oo idil Hadday igu wareejaan Walbahaarku ima dhibo Caashaqu wadaad male Walalow na kuma hadho Waan-waanna la kala tage Waxba hay dabiibina Wadka aan is aragnee
Queue is empty
-- / --