VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Luqeeyey may hiilineysaa - Lyrics

hawlahaagii habeenadan huqdoodaan la taahaa hurgumadii jacaylkoo haleelayoo heegada isaare halbawlaha wadnaha iyo halistii wareentee ma ii hiilinaysaa ma ii hagar baxaysaa ma ila hubin karaysaa waan kuu hanwaynohoo waan kugu hamiyayaa kaan gayaankiyo ragoo idil waa hore ka doortoo goortaan heshiinaye hawraartiyo haasawaha dhamayne hagar daamo iyo ciil ana yaan la hoyanine
Queue is empty
-- / --