VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Habeen iyo dharaar - Lyrics

hadhaw iyo hadii habeeniyo dharaar waan ku haybiyaa kaama hadhi karee halistii kalgacal hiil inaad u tahay anigaa hubee ha moogan qalbigan hadalkaaga iyo haybadaada jecel hadal aa n maqliyo hindisuhu ahaa hilaw halgaad ila heloo la habawsanee holac haygu shidin hanfi iyo kulayl hooy aan dagniyo kaalay haar nagee been Kuma hadlaayee
Queue is empty
-- / --