VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xalay dhalay - Lyrics

xiiso aan dhamaanyan xasuus lama ilaawaan xurmo aan go,ayn abid xaq baad igu leedahay xasila jacaylkay xakamaha usii daa xaalxaali waligaa xubigii I saanyaday xiligaynu kulaniyo xurguftii dhexdeenana xalayy dhalay kazoo qaad xabiibkaa rumaadiyo xigto kaad wadaagtaan xushmad baan u hayaa xaqdhawr baan ka sugaya adiguna xaqiiqdii xidhma ubaxa iga hoo xanta dumarku waa been xal uu ba jacayl noqon xiligaynu kulaniyo xurguftii dhexdeenana xalayy dhalay kazoo qaad
Queue is empty
-- / --