VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibo - Lyrics

Hibo waxaa tahay Naq iyo doog Nafaqiyo danbaa tahay 2× Nuurkii indhaha iyo Nafta raaxadeediyo Nagaadigeegii baa tahay 2× Nasiibkaygiyeey Nidar waxan ku galayaa Inaan nolol wadaagnee Naagaba ku dhaafshee Niyadaada taa gali 2× Hibo waxa tahay Nasri iyo guur Naruuriyo gobaa tahay 2× Neecaw udgoon loo Nimco aan filaayoo Naawilaayay baa tahay 2× Nasiibkaygiyeey Nidar waxan ku galayaa Inaan nolol wadaagnee Naagaba ku dhaafshee Niyadaada taa gali 2× Nasiibkaygiyeey Nidar waxan ku galayaa Inaan nolol wadaagnee Naagaba ku dhaafshee Niyadaada taa gali 2×
Queue is empty
-- / --