VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Raxli mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Xanateye
Raxli

Hey dhacdooyinku waa rasmi
Anoon rajo kuu darnayn
Hey dhacdooyinku waa rasmi
Anoon rajo kuu darnayn
Hey yartaan qooraasha rogay
Markaan baareen rog rogay
Hey yartaan qooraasha rogay
Markaan baareen rog rogay

Waxaan waxaan raaliyo ku idhi
Runtii waa xuural cayn
Markuu rabigeed akumay
Waa xuural cayn

Ninkii ragee xaslada
Rugtiisa ku raawiqoo
Gob weeyaan weeyaan
Gob weeyaan weeyaan
Weeyaan raas qaboow
Dir weeyaan weeyaan
Dir weeyaan weeyaan
Weeyaan raas qaboow

Wey aduunyadu waa raxliye
Rugtaan ku barbaaray iyo
Wey aduunyadu waa raxliye
Rugtaan ku barbaaray iyo
Wey anoo raas wacan ku nool
Sidaan ahay ruux la maray
Wey anoo raas wacan ku nool
Sidaan ahay ruux la maray

Waxaan waxaan raynka iigu wacan
Runti waa rayso maal
Ramaashiyo raaxo guri
Waa rayso maal

Rexaaniyo rays udgoon
Dhigeeda ku raawisoo
Gob weeyaan weeyaan
Gob weeyaan weeyaan
Weeyaan raas qaboow
Dir weeyaan weeyaan
Dir weeyaan weeyaan
Weeyaan raas qaboow

codkii Xanateye