VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yaa daneeya jacaylka - Lyrics

dadba yaan isu diidin laba dookhu is raacshay kalgacayl isku doonay yaa ugu deeqa wanaaga yaa daneeya jacaylka teeda yaan u darnaanin isna tiisa daryeela iyagoo isku duuban doogjirtay dhayayaane dadabiyo yay isugu hooyo ducadaan kala raagin allow yaa dun xariira dal barwaaqo dhexdiisa kaymo doogu hadhaysmay darmada ugu balaadhsa yaa durduursha samaanta damaashaadka arooska yaa abwaano u doona ila diigu ciyaayo daakiraayo wadaadku fanaaniinta dalkoo dhan yaa uu diyaarsh cawayska
Queue is empty
-- / --