Baxnaanadii jacaylkaay
Kaama bogan karaaye
Adiga bogaygiyo
Qalbigiyo beerka

Jacaylbaa xad weeye
Ma wadnaha ku beermo
Taniyo barashdeeni

Barta aad ku nooshiyo
Magaalada boosasiyo
Barta aad ku dhalatiyo
Magaalada boosaso
Agagaarka baaladay
Naftu booha ledee

Bureeqadii haweenka
Bidhaan qurux wanaagey
Cadceed soo baxaysiyo
Biyo dahab la moodye

Bog weeye caashaqu
Baxsan aragtidaaduna
Waa bishaaradeene

Barta aad ku nooshiyo
Magaalada boosasiyo
Barta aad ku dhalatiyo
Magaalada boosaso
Agagaarka baaladay
Naftu booha ledee

Exit mobile version