VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Turxaan - Lyrics

tamatidii jacaylkaa itaabtoo wadanaha tagay wuu igu talaalmoo iturqayaa naftaydee tiiraan yadiisana hadba waxan latoosaa nabar iga tan way iyo taabtay halisteeye tashi ugu badnaa kow dhe hadii aadan iitudhin laba dheh tabtii layla iyo qays taydu kama sokaysee haiga taginee muunay macaan adigu iitali turxaantii jacaylkaa lagu tiray naftaydoo siduu iigu taagsaday ma tiulmaami karayee tooyashada hankayguna hadba wuxuu kutaamaa oo tiiqso leeyayhay inaan talo wadaagnee
Queue is empty
-- / --