Heesta Allow yaa baxa - Lyrics
Allow yaa baxa caawa
booqda wadankeega
Xamar yaa ka bilaaba
Jowhar yaa barqa aada
Baladwayn ka quraaxda
Cadaadaa aan buseelahay
Baladxaawo mar gaadha
Dadkii aan kadhax beermay
Waan ubaahi qabaayee
Allow yaanan mar ka baaqan
Baydhabo nimco taalo
Allow nimco taalo
Garbahaaree Bu aaliyo
Yaa kismaayo bariidsa
Yaa sool baabuur uraaca
Yaa sanaag bahdi taalay
Bilicdeeda daydaydoo
Badhan ku nagaada
Bari yaa mudug aadaa
yaa nugaal ubaqooloo
Buntland yaa udalxiisa