VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ashqaraar - Lyrics

hadaad call ka iga qaban lahayd kuma ilaaweene fariinrtayda adooo arkaa igu adkaysaaye aniguna online kaagiibaan ku agwaregaayeee orod iyo jawaabtaadibaan aad u sugayaaye mobile kaan ka yara eegayaa erayadaadiiyee marka uu qof ila soo hadlaan adi ku moodaayee acounkii iyo ciwaankaagiibaan isha ku hayaayeee sidan kuugu oon qabo ma ogid ubax la moodyeey inyaroo codkaaga maqlaan ku istareexaayee ashqaraar markaasan dareen farxad la oyaayee mar ogow ifkaan kuu jeclahy waanad aragtaayee halkaan aa ka leeyahay in badan ma ogid siday tahayee messege kayga adigoo furaad i ag mareysaayee aniguna fariin diiranbaan kaaga sugay aadee inaad soo jawaabtaan macaan tell ka eegayaye mobile kaan ka yara eegayaa erayadaadiiyee marka uu qof ila soo hadlaan adi ku moodaayee acounkii iyo ciwaankaagiibaan isha ku hayaayee sidan kuugu oon qabo ma ogid ubax la moodyeey inyaroo codkaaga maqlaan ku istareexaayee ashqaraar markaasan dareen farxad la oyaayee mar ogow ifkaan kuu jeclahy waanad aragtaayee mar ogow ifkaan kuu jeclahy waanad aragtaayee
Queue is empty
-- / --