hadaad call ka iga qaban
lahayd kuma ilaaweene
fariinrtayda adooo arkaa
igu adkaysaaye
aniguna online kaagiibaan
ku agwaregaayeee
orod iyo jawaabtaadibaan
aad u sugayaaye
mobile kaan ka yara eegayaa
erayadaadiiyee
marka uu qof ila soo hadlaan
adi ku moodaayee
acounkii iyo ciwaankaagiibaan
isha ku hayaayeee
sidan kuugu oon qabo
ma ogid ubax la moodyeey
inyaroo codkaaga maqlaan
ku istareexaayee
ashqaraar markaasan
dareen farxad la oyaayee
mar ogow ifkaan kuu jeclahy
waanad aragtaayee
halkaan aa ka leeyahay
in badan ma ogid siday tahayee
messege kayga adigoo furaad
i ag mareysaayee
aniguna fariin diiranbaan
kaaga sugay aadee
inaad soo jawaabtaan
macaan tell ka eegayaye
mobile kaan ka yara
eegayaa erayadaadiiyee
marka uu qof ila soo hadlaan
adi ku moodaayee
acounkii iyo ciwaankaagiibaan
isha ku hayaayee
sidan kuugu oon qabo
ma ogid ubax la moodyeey
inyaroo codkaaga maqlaan
ku istareexaayee
ashqaraar markaasan
dareen farxad la oyaayee
mar ogow ifkaan kuu jeclahy
waanad aragtaayee
mar ogow ifkaan kuu jeclahy
waanad aragtaayee

Exit mobile version