VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bal ogoow - Lyrics

bal ogow ilaahay anba eersan maayee haduu amarka keenana cidi oofin maysee waxaaan aaa ka leeyahay ama aan la ooyaaa gabi oogadaydiyo ubucdayda hoosiyo agagaarka beerkoo naftu aamus diidee bal ogow ayaamahan anba kuma ilaawine samirkii ayuunbaan sugayaa markaygee umuuraha jacaylkiyo anoo aramidii moog sidii la ii abaaray hurdo layga kaa shiday ogolow la i yidhi ka adkaysan waayee
Queue is empty
-- / --