Badaan waligeed
Dhamaanin biyaha
Ku jiraan yaraanin
Jaceel dhalan baan
Ba'ayninX2

Ilaa barigaan ciraysto
Xusuus taadaan ba'ayne
Intaan ifka baaqi sii ahay
Boos kaaga qofkale
Mayesho
X2

Garbaha iyo balashayda
Awooday buuxinaysaa
Bartaa naftu taalo iyo
Wadnaha bidix baad
Dagtaa X2

Qalbiga adigaba buxsha
Bu'da indhahaa kuyaala
Jaceel maan baran
Hortaaba X2

Waagii barya ee kastana
Kalgacayl kaagaa batoo
Bukooday hadaan kutabo
Baxnaanadu waa agtaada
X2

Garbaha iyo balashayda
Awooday buuxinaysaa
Bartaa naftu taalo iyo
Wadnaha bidix baad
Dagtaa X2

Exit mobile version