VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta codkeeda xabeebta leh - Lyrics

xubnaha qoraniyo hubqaadka xaqdhawrkiyo erey samaanta malaha waa xuural cayn xalay ifka soo yar gaadhay qalbiga xarunbaan ka siiyay xeraan uga ooday maanka xuliyo boqortooyo wweyi sinjiga hoosaa xariira ah dhabtii waa ruux dhabeela codkeeda xabeebta laa xasuusta igu reebayoo xabiibi kolkaan idhaa intay isha igu xaday qunyari ii tidhaa xayaati xushmada dhawaqiyo oraahda xurmada dhaqankiyo dulqaadka xijaabkiyo muuqa guudka armay ku xinaysatay xiskiyo waxaan siiyay maanka kootaan uu xidhay bogayga xaniyo uma quudhoo ceebe xageeda markaan yar eego wadnaha xoog ii garaaca
Queue is empty
-- / --