VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cuudkaygaa kaa ag shidan - Lyrics

cidayduba waa markaad ciseeyaay faraxsantahoo caafimaad wuxu ii kordhaa markii aad caadi tahay 2x cidhiidhi waxaan galaa culaysna i saarayaa cishada aad murugsantahoo dadka la coloobayaa cishada aad murugsantahoo dadka la coloobayaa 2x markaanad caawiyaay qosleyn murugo cusubaan galaa aniga calankaa iga dhaca aduunbaa ii cuntama codkaygaa kaa ag shidan aniga calankaa iga dhaca aduunbaa ii cuntama codkaygaa kaa ag shidan 2x cindigu wuxu ii dagaa markaad ii calool santahoo jawigu wuxuu ii curtaa markaad cidid tahay adiguu 2x cadaadis waxaan arkaa canabna dareemayaa cishada qudha een ku tabo sidaabaan u caajisaa cishada qudha een ku tabo sidaabaan u caajisaa 2x markaanad caawiyaay qosleyn murugo cusubaan galaa aniga calankaa iga dhaca aduunbaa ii cuntama codkaygaa kaa ag shidan aniga calankaa iga dhaca aduunbaa ii cuntama codkaygaa kaa ag shidan 2x
Queue is empty
-- / --