VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen Jaceyl - Lyrics

Dareen jacayl adaa abuuroo Haweenkana aan kaa dhaxdoortee Damqashada qalbiga awgaa Intuu qaboobiyaan dareemee Daydayaaga duurka joogaa Axdigaan daalay cidloo dareemay Dawo uraadshaa daruuf iheesiyo Darmaan qurxoonoo dibada joogtaa Dooqu raacaan soo duul iraahdaa Darsiga laabta ha igu diidin Dooxda caashaqa ila dawaaloo Doon doonisteedaan halkaan iga deeqdee Daqar u gooboon dawaan uwaayee Naftaan dabiiboo daryeel bal maanta
Queue is empty
-- / --