VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqa - Lyrics

Inta dumar wanaagiyo Dadnimo iyo asluubiyo Dabci lagu amaanaa Darajada wax dheertahoo Waxaa tahay gof daahir ah Haddii ubaxa deereed Aadmigu ku doogsado Adna qurux la daawado Dawana dhaxjoogtaa Darmaanyahay usidataa Xuuralcayntii dunidaay Bildhaantaada nuurka Rabbi kugu sii daray Dulqaad iyo karaamo Deeqaay Deeqaay Marwaa tahay deeqaay Inta gabar la doortee Ama ? aadmiga Runtii lama simantidee ?? Waxaa tahay gob daahir ah Haddi gaari lagu dado Dadab lala yagleeliyo Dabci '?'? Deeqaa hablaha jiro Adaa doorkan ugu mudan Xuuralcayntii dunidaay Bildhaantaada nuurka Rabbo kugu sii daray Dulqaad iyo karaamo Deeqaay Deeqaay Marwaa tahay deeqaay
Queue is empty
-- / --