VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhool - Lyrics

naftan dhibaysan dheelmo taan ku dilay aday ku dhawrtaa kugu dhaadataa dhooleey daraadaa dumarkaba dhamaan dhabtii diidayon ka dheeraaday awgaa adiguna dhigaygaad dhawaaqeygii lafta dhabarkee dhuuxa ka cadaa soo dhagaysoo dhooleey soo raac qalbi dhaawacoo jacayl dhibaybaa wehel kaa dhigtoo dhayid kaa rabee dhayman quruxeey dhuumaha wadnaha adigaa dhuftoo macaaneey dhaxlee
Queue is empty
-- / --