VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta dookha caashaqa - Lyrics

darmaan wacanoo dadnimiyo qurux daaim siiyaay naf aad deeqdaa dadka kuu jecel sidii damal baxay ubax daafiyoo dacalkayga yaal maan daweeyoow kugu diirsaday qalbi doojaay daymadaadan ku dawoobaa kaan dugsanayoow dookha caashaqa ayaa igu ka dary biya dahabaay nasab daahiroo la dugaashadaa laab ku doontaan dumar kula simin deeqsi wiilow kaan dubaaqiyo duunka ka raboow raga dunidaad ugu wacan tahay dun xariireey jacayl lagu dago kal u daacadaa kugu duugane kaalay daadihi geesi damacloow qalbi door biday inu kula daga kuu diyaare kaalay daadihi
Queue is empty
-- / --