VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farxiyo - Lyrics

fadxiyaa dhigaa kuma dhararsinadii dhal gobeeday hablahad dheertahay dadnimo gaari dhalashada dhaqmad loo xushaay dhedigaba adigaa ugu mudan dhamaan qurux dheehashada lagu dhaygaguu rabi kuu dhashoo fadxa dhawrsaneey waxaa tahay dhamays fadxa dhiiraneey nasab loo dhintay dhiig loo huraay dhaqan wacnidaa dhugmo garashada lagu dhaabay samir tii dhaxashayeey dheelitiranidaa qurux dheehashada lagu dhaygaguu rabi kuu dhashoo fadxa dhawrsaneey waxaa tahay dhamays
Queue is empty
-- / --