VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Galad dheh - Lyrics

Gabadhaan jaclaayay galad dheh Waa guri galkeenii galad dheh Gacalkii usheegee galad dheh Dhalintiina gaarsiiyee galad dheh Geesigii aan doortoo galad dheh Galbiskiina loo qayr galad dheh Guul eebo weeyaan galad dheh Waana wada gudbinayaa galad dheh Waalidkii labada gees galad Culumo iyo garaadaba galad dheh Dumar iyo rag gabigood galad dheh Gaddi way imaanaaya galad dheh Caashaqaii guyaal jiro galad dheh Godlado aan gaagaxin galad dheh Garwadeenka waa adi  galad dheh Guulana hakula jiro galad dheh Hablo guudka loo dabay galad dheh Bartbaartoo garabaha usiman galad dheh Golaha iyo marwada iman galad dheh Dhaanto iyo gibleey tumi galad dheh Gayal waxaan sugeenay galad dheh Maantaynu gaarnay galad dheh Keen gacanta keeno galad dheh Taan gayaan ka doortaay galad dheh Soo gaabi hadalkoo galad dheh Sheekada aan goynee galad dheh Soo gaabi hadalkoo galad dheh Sheekada aan goynee galad dheh Geesigii aan doortoo galad dheh Galbiskiina loo qayr galad dheh Guul eebo weeyaan galad dheh Waana wada gudbinayaa galad dheh
Queue is empty
-- / --