VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hodan - Lyrics

Hadaan quruxdeeda Siduu qotankeeda QAADIRKU u abuuray Qormada ku saleeyo Qayrkaa hablahoo dhan Adaa qiimo dhaafay Qofnimo la amaano Adaa dad u qaaday Jigjiga qaayaheeda Gobyahay lagu qeexay Hablaha qabri bayax Hodaneey qof ku gaadha Qarnigan lama sheegin Hadii qormo guurka Qof nool lala doonto Adaa ugu qoodhsan Hablaha la qorshaysto Hadii qawl wanaaga Qalanjo lagu doorto Adaa qalbi deeqa Qarnigan ku amaanan
Queue is empty
-- / --