VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoodo waan hurdi waayay - Lyrics

hal midheeyay warkaagu haybadaan kugu raacay oo hadlkaagu i deeqye hanaankaaga wanaagsan hamuumbaan u qabaa hanaankaaga wanaagsan hamuumbuu u qabaaa hoodooy waan hurdi waayo jacaylbaan hibanaayaa u hiloobay naftaadoo hawlahaad igu beertay waan la heetinayaaye hanqal taaga i haaya aduubaa i hor kacaaya hanqal taaga haaya aduunbaa hor kacaaya hablihii wadankeeda horyaalkaad timidoo adigaa u horeeya hanabalyaan u diraayaa haayadii qalbigaaga hanbalyuu u diraayaa haayadii qalbigaaga
Queue is empty
-- / --