VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Huda gaari - Lyrics

hir magoolay dadku hiisay hadhac doogle hadhsigiisa la hiladi roob hilaac hogoshasiisa halku caawa cirku hooro cigsigiisa dadku haybi oo hayaanku u huleele huda gaari hanaankedu hormuud weeyi waa horseedka hablaha oo dhan qurux hayb leh u horayso huda sugan loo hibeeyay loo hibee huda gaari hantigeelaa niman haysan helideeda helideeda ma hawysto hadalkeeda hufnaantiisa hadma ruuxa hor istaaga kaama haago agxishoodka hagoogteeda ma hilmaamo huda gaari hanaankedu hormuud weeyi waa horseedka hablaha oo dhan qurux hayb leh
Queue is empty
-- / --