VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iga qaad block - Lyrics

baalalayda dushaay hadaad bari guntii aado qalbi dhaya qofbaaa kuu bukoo baahi kuu qabo dhe indho kuu buseelaa dartaa baaqan soo diray dhe bogan wayday ruuxdani hurdada bil iyo dheeraad dhe bogiyo halbowlaha wadanah badiba jidhkayguu kuu basaasay dhaayuhuu boqolkunoo guur dhee sidaan adi kuu soo bartee kuugu bogiyo waayoo waa ila bilaash waxa hablaha joogaa baladkeenii huunooy labadii is boqree jaceyl beera xididkiisaa calafbaa jiriyo waxkalaa oo bidh bidhyaba cadowgaagu uu badan yahee beerka ka ogow dhe adaa bad iyo webi dhexdood laago kala baydhaaa bari iyo banan iyo buuro iyo kaymoo kaa baadhayaayo naftani biimo socoto dhe baro aad kamaqan tahay farxadi uma soo bixin dhe noloshiina way baaban tahay boqolkunoo guur dhe boskaagiiba ruux buuxin karahayn dhe la aantaa badh baan ahay way ila joogtaa dhe adigana badhkaa iga maqan baafiyaan tahay dhe hadii laysku keen beegi laha dunida buugeeda farxad buruura dhaayaha ilamda badiba soo dhaafi lahaa arligaa barwqoobi lahaa doog bixin lahaa bashar yahow ay tixdani ay kusoo gaadho iga qaad block tii walaal baylabaan ahay dhee
Queue is empty
-- / --