VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Igu lamaanow - Lyrics

tay laabtu raacdee laygu ladhay kaalay laylaay igu lamaanoow adi laantaa ladiba waayee hoo laamo ubax ig lamaanoow waxaan la liitaa luqunta dheeriyo laafyahaagu lubiga lubiga raacee igu lamaanoow libanta guurkiyo libaanta aroos farax laba is jecel kulaab qaboow saday layla aan gaadhnee malabiskii iyo xalaawatu laseey kaalay laylaay igu lamaanoow waxaan la ludayaayoow laba lis weeyaan igu lamaamoow guruxda luulkiyo laguugu deeqaa ibeer lulaysee igu lamaanoow tan iyo laylaay 2jirkaagii lahid asluub iyo xishood lixaad leh laylaay gobaa tahay laylaay
Queue is empty
-- / --