tay laabtu raacdee laygu ladhay
kaalay laylaay igu lamaanoow
adi laantaa ladiba waayee
hoo laamo ubax ig lamaanoow

waxaan la liitaa luqunta dheeriyo
laafyahaagu lubiga lubiga raacee
igu lamaanoow

libanta guurkiyo
libaanta aroos farax
laba is jecel kulaab qaboow saday
layla aan gaadhnee malabiskii
iyo xalaawatu laseey kaalay
laylaay igu lamaanoow

waxaan la ludayaayoow
laba lis weeyaan
igu lamaamoow
guruxda luulkiyo
laguugu deeqaa
ibeer lulaysee
igu lamaanoow

tan iyo laylaay 2jirkaagii
lahid asluub iyo xishood
lixaad leh laylaay
gobaa tahay laylaay

Exit mobile version