VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ikraan - Lyrics

sidii ubax biyo ka dhex baxaybaad ikran bogataay bildhaan quruxdee baarcadii haween bogayga waa dagtee buunigii ragoow xalaal al bismilaahi bishaaro aroos bilkhayr ku darnee bagaad noloshii baydkeedaa dagteen ikraan bilaney hebelkaad bogatee cabdaa ku boqre hoy aad ku badhaadho awlaad barakaysan boqorku idin sii barwaaqada guur labada beegsaday ee kuu boohoobay baxnaano helee ikraan waa baari way sharaf badantahee bidhaan nolol aaamiin bagaad u noqotee bishaaro aroos bilkhayr ku darnee bagaad noloshii baydkeedaa dagteen ikraan bilaney hebelkaad bogatee cabdaa ku boqre hoy aad ku badhaadho awlaad barakaysan boqorku idin sii
Queue is empty
-- / --