VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ikraan weeye - Lyrics

sida oogta ololkeedu u iftiinsho agagaarka ina weeyi aduunkoo dhan ilayskeeda dadku eegto ikran weeyi magaceedu ubax weeyi arageedu udug weeyi indho kuula asal weeyi dhaladkeedu ogob weeyi isirkedu waa qureyshta ifka joogta ugub weeyi ayan dhalad asluub weeyi dhaqankeedu akhyaar weeyi ixtiraam leh eraygeedu waa odhaahsan waa adeeca ehlu khayra isku sheegay edebteeda oori weeyi nin ayaan lehe gaari weeyi astaanteedu
Queue is empty
-- / --