VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilinta caashaqa - Lyrics

markii aad ilaaqdiyo ku casuuntay eedaha cuqdad kuuma qaadee makaad erido maantay bari soo ilowdaa awoodayda maahee hadii ay ayaan qudha ogoshay naftaydani jacaylka inay ilowdo sow ilinta caashaqa indhaha burqanaya oohin kama dardaareen sow aramidaan qabo oo waahdiyo lurkeedan dadku igu oaadeen intaan aaso gabigeed ma bareen adkaysiga uurkan adiga kuu nugul qalbigaygan oomane lagu falay agtaaduun sow kama ilaasheen aqalkiyo rugtiiinoo intaan dhacan ku oodoo samir samir kuma af dubeen wayse iga adkaatoo eed kuma laha qudhani adoo uurka iga neceb ana kuugu jecele sida gaadh ilaalo ah isha kuugu haystaa dookhaa indhah tiray mana argto gabigood inta gabadh ilwaadlee kula siman asaagaa
Queue is empty
-- / --