VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilwaadle - Lyrics

ka or iftiinkii tagay ayaamee oo alaylkii soo ofbaxay ardaayadeenaan kaa dhex eegaa sida ugaadhiyo aaran geela ayda marayoo bahal eryoodoo adhaxda gooyaan taah la ooyaa haweenba idilkod taan arkooodee aan ishaartee umalka beertaa jacayl ilwaadle aragti gaadsan kaad abuurtay ilaawi maayee odo dhacdmeed jiiday awgaa oo abeesiyo kaymo aradlaa roob onkodayaa igu dhamaaday halkay ku urutiyo dhaqan ahaan jiray odayadeenii intay aqbalayaan dadab aroosiyo aqal galkeenii haweenba idilkood taan arkoodee aan ishaartee umalka beertaay jacayl ilwaad leh aragti gaadsan kaad abuurtay ilaawi maayee
Queue is empty
-- / --