VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Indheer garad - Lyrics

ubaxii qalbiga deeqdaybaad aaminaay tahayee indhahaa ku doogsada mahuumooy aragtidaayee agtayda ha ka dheeraan naftaad oonbaxeed tahayee aayahayga noloshaad tohoo aanan ilaawaynee adigaan ifkaba kuu jeclahay noolohoo idilee indhahaygu ma qabtaan aadmi kale adiga mooyaane iftiinkii cadceedaay nafluhu kala ayaan roonee amaan waxaa le eebahay kaa dhigay ooridayeey raga caaqilkiisoow nafluhu kala ayaan roonee inaan ul iyo diirkeed nahay eebe mahadi dhe qurux loo idleeyey dhamays aaminaad tehee asluubtiyo xishoodkaga iyo edebsamaantaada ayaad aynigaa dheertohoo huuno kuu qirayeey aniguba hadaanan ku arag inbaa i maqanee sida eeri dhabankoo kalaan kuugu ololaaye indheer garad jacayl inaad tohoo uunku kuu qiraye
Queue is empty
-- / --