VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta janaan u arkaa agtaada - Lyrics

jeclaanshaha ereyadaada ku jeel baxa ereyadaaad ku jiibsiga xiisahaaga waxaan ku jaaala naftayda adkee wada joogisteena joogtee wada socoshaheena inaga is jeclaansheheena ka dhigo jadwalkaaga gaarka ah janaan u arkaa agtaada jalbaan u qabaa codkaaga hor joogiyo daawadkaaga najaxeey ku bartaa jacaylka huunooy ku bartaa jacaylka jaahaaga horaa i deeqay jidhkaagaana naxaa i daaray jacaylka dhabta ah dareemay xiskaad la jirtaa ku doortay naftaada la jaaristeeda uurka jaleecistiisa waxaan ka helaa jacayle halkaad joogtaba hamuun qoo
Queue is empty
-- / --