VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jimco waa kulankeena - Lyrics

is jikaar hadal dhaafa is jiid jiid gacmo diida wadan joog lugo doona juamashaa jamshaa ku lamaan xiise waa isagtooda laba aan kal jeedin bohol ku jan jeedha wakhtigiika jiiday jikaar waa nacabkeena farxad waa jawigeena jimce waa kulankeena jacal waa labadeena codad tii ihagayso ihagayso jabaq cuudna laraacshay hadalkaaga lajeesa qalbigaa ku jeclaa sida jawhar dhalaalka mudabkaan isa saarka quruxdaad lajeeda jiidhkaa la bar saaray
Queue is empty
-- / --