Heesta Kugu qoray qaali - Lyrics
Qisadaa noloshenaa qaali
Kugu qoray buug dahaba
Qaali oo ka dhigay qudhaada qaali boqoradii
Qarnigan inaad tahay qaali
2x
Quruxdi jamaalkani qaali
Qayrkaa ma wada laha qaali Qunyar socod edaabtii qaali adaa qaaday calankii
Qaali
2x
Isa siin qadarin badan qaali qawlkiyo is maqal
Wacan qaali qosolkyo
Is fahankii qaali way is
Qaabileen garo qaali
Kaa dhowri qadafkii qaali
Ii diiday qaladkii qaali
Qaabkiyo xidhiidhkani qaali waan is qaadanee garo qaali
2x
2x
Qacdii aan ku arkaa qaali
Meeli i qabowday qaali
Kugu qoray kasheydee
Qaali Qalbiga badhtankiisa qaali
Qacdii aan ku arkaa qaali Meeli I qabowday qaali Kugu qoray kasheydee qaali Qalbiga badhtankiisa
Qaali
Qacdii aan ku arkaa qaali Meeli I qabowday qaali Kugu qoray kasheydee Qaali Qalbiga badhtankiisa qaali
Qacdii aan ku arkaa qaali Meeli I qabowday qaali Kugu qoray kasheydee Qaali Qalbiga badhtankiisa qaali