VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laba - Lyrics

labaa isku heelanaaday labaa hoobaan wadaagay labaa hoy wada yagleelay jacayl ka labaa horseeday 2x hidiyo dhaqankaa bisheene markuu hamigii rumoobay daruuro sanbaa ku hooray halkii lagu soo hibeeyey daruuro sanbaa ku hooray halkii lagu soo hibeeyey x2 halyay maxamed baa caruusaa caruusa oo caruusa asmaa hantidoo u heelan u heelan oo u heelan 2x heerkii ugu wada sareeyey dadkii hambalyay direene ducada hooyoo badhaadha ducada hooyoo badhaadha ducada hooyoo badhaadha ducada hooyoo badhaadha 2x labaa hadhsanaayay geedka labaa hoostiisa jooga midhahaa hohobtee bislaaday labaa hirqanaaya maanta 2x hanka dadka dheertihiine hilinka guushiyo wanaaga hiigsiiga noloshaa tihiine horseed abidkiin ahaada hiigsiiga noloshaa tihiine horseed abidkiin ahaada 2x halyay maxamed baa caruusaa caruusa oo caruusa asmaa hantidoo u heelan u heelan oo u heelan x2 heerkii ugu wada sareeyey dadkii hambalyay direene ducada hooyoo badhaadha ducada hooyoo badhaadha ducada hooyoo badhaadha ducada hooyoo badhaadha x2
Queue is empty
-- / --