VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Labo isku qalanta - Lyrics

Qudhbaa qudha loo hibeeyay qalbaa qalbigiisa Doortay labo isku qalantabaa xaqiiqo is wada yagleelay Labaa isku qalantabaa xaqiiqo is wada yagleeyay 2x Qorshihii kawsarbaa Hagaagay nasrigii deeqsi baa rumoobay Riyadii qarankaa dhabowday Jacayl quwadlaa tisqaaday 2x Alow qisadani runtii farxada qoys lagu yagleelay Aroos qaro Wayn leh caawa dadkii Qabanqaabiyeen ka yeel Hoy lagu qaboobo 2x Gayaan isku qanacasanaaday is qaabilay baa midoobay Hadana farxadii uquudhnay murtiyo heesaba uqaadnay la qaybsanay maalintooda 2x Hadana farxadii uquudhnay murtiyo Heesana uqaadnay la qaybsanay maalintooda
Queue is empty
-- / --