VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lugooyo - Lyrics

Lilaahibaan kuu qabee Lugooyaad igu ahayd Anoo Laabta kugu hayaad Adigu luxudka I gaysay Hadaad iiloogtay cadaw Amase laali aad fuushay Bariba laagta waad kusoo dhici Lurkiyo dibin daabyadun Ilmadu libiqsi yeelkadaa noqon Madheedh iyo laama ubax markaan Wada laactamaynay Amase lilalawda beenta ah Aniga liishaan isaartay Hadaad iiloogtay cadaw Amase laali aad fuushay Bariba laagta waad kusoo dhici Lurkiyo dibin daabyaduna Ilmadu libiqsi yeelkadaa noqon
Queue is empty
-- / --