VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma awoodo - Lyrics

ma ilmeeyo intad ila joogto macno yeeshay intaad idhisayso oo macaan noloshyda ahaatay qofsidaada idhawrta aduunka wan ka waayay intaan soo arkaayay qalbigayga ilaska udaaran adigaa alkumoo ii asteeyay erayada aan ka maqlaayo afkaaga niytadaad istareex ku ahaatay qotolk iyo oonka waxa iga gooya adigoon indhahayga umuuqda ruux aan eegto adaa uhoreeya umleeyay inaan ifka joogin axadkaaga udgoon badnidaaa ma irdhoobo intaad itusayso faraxad aan ku abqaalno jaclka ma awoodo inaan kaa ahaado ayaan qudha meesha aadkusugnaato ma irdhoobo intaad itusayso faraxad aan ku abqaalno jaclka ma awoodo inaan kaa ahaado ayaan qudha meesha aadkusugnaato
Queue is empty
-- / --