ma ilmeeyo intad ila joogto
macno yeeshay intaad idhisayso
oo macaan noloshyda ahaatay

qofsidaada idhawrta aduunka
wan ka waayay intaan soo arkaayay
qalbigayga ilaska udaaran
adigaa alkumoo ii asteeyay

erayada aan ka maqlaayo afkaaga
niytadaad istareex ku ahaatay
qotolk iyo oonka waxa iga gooya
adigoon indhahayga umuuqda

ruux aan eegto adaa uhoreeya
umleeyay inaan ifka joogin
axadkaaga udgoon badnidaaa

ma irdhoobo intaad itusayso
faraxad aan ku abqaalno jaclka
ma awoodo inaan kaa ahaado
ayaan qudha meesha aadkusugnaato

ma irdhoobo intaad itusayso
faraxad aan ku abqaalno jaclka
ma awoodo inaan kaa ahaado
ayaan qudha meesha aadkusugnaato

Exit mobile version