VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mudan Haween - Lyrics

midii an doortaay mudan haweneey muuqaaga raadshoo kugu mabsuudee miirka noloshiyo ilsan macaaneey xubigan miisaan kaama maarmee jacaylkan maaxdee maqnaanta diiday hurdo ka maagee hawaawi meeray riyo muquurtoo habeen ku maalay nolol macaanoo maanka deeqdaan meel la joogaa kumee macaaneey kumee macaaneey ilsan kumee quudhayda meeshaad maanta joogtay kugu muraaqoon ooy mushaaxiye maqalka dhagahuna ilsan macaaneey maalina waayin kaama maarmee jacaylkan maaxdee maqnaanta diidee hurdo ka maagee hawaawi mmeeray riyo muquurtoo habeen ku maalay nolol muhiimoo maanka deeqdaan meel la joogaa kumee macaaneey
Queue is empty
-- / --