dayax weyan farmaajo
dadweynahaa u soo baxee
noo daa allahayow

daawada dalkiini
dugsiyada iskuulada
jaamacada dariiqyada
iyo daraajadu rabay
dagdag looga gaadhaye
dibad lagaga maarmaye

dayax weyan farmaajo
dadweynahaa u soo baxee
noo daa allahayow

ciidamada dagaalame
cadawgii la diriree
shacabkii dufaacaye
ayaa la inoo diyaarsho
dawlad hore u soco
amni baan dareenaa

dayax weyan farmaajo
dadweynahaa u soo baxee
noo daa allahayow

Exit mobile version