VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naciima - Lyrics

nafaad yeelatiyo niyad kuu ildaran nacayb lama tusee waa la naaxiyaa nuurka dunida naciimay naftaad u tahay naciimay nabdigaad dagtee naciiay noolaha dhamaan naciimay taan ku doortayeey naciimay nasaneyn darta naciimaay noloshadan rabaa naciimay nabarada jacayl naciimaay ka nadiifid adigu naciimaay ha naafaynin qalbiga naciimaay nafaad yeelatiyo niyad kuu ildaran nacayb lama tusee waa la naaxiyaa waxaa aan nafisaa nacimay waa adoo ii nugul naciimay sida naq da,ay naciimaay hadalkaaga naxariis naciimay dhagahaa ku nasta naciimaay maankaa nitaaqo naciimay nasaday ka jirtaa naciimaay wadnaha nitaaqo naciimaay hamigaad nasiibte naciimaay nolosayda dhawr naciiimaay
Queue is empty
-- / --