nafaad yeelatiyo
niyad kuu ildaran
nacayb lama tusee
waa la naaxiyaa
nuurka dunida naciimay
naftaad u tahay naciimay
nabdigaad dagtee naciiay
noolaha dhamaan naciimay
taan ku doortayeey naciimay
nasaneyn darta naciimaay
noloshadan rabaa naciimay
nabarada jacayl naciimaay
ka nadiifid adigu naciimaay
ha naafaynin qalbiga naciimaay

nafaad yeelatiyo
niyad kuu ildaran
nacayb lama tusee
waa la naaxiyaa
waxaa aan nafisaa nacimay
waa adoo ii nugul naciimay
sida naq da,ay naciimaay
hadalkaaga naxariis naciimay
dhagahaa ku nasta naciimaay
maankaa nitaaqo naciimay
nasaday ka jirtaa naciimaay
wadnaha nitaaqo naciimaay
hamigaad nasiibte naciimaay
nolosayda dhawr naciiimaay

Exit mobile version