VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafiba naftii ay rabto - Lyrics

fadal aad dhibsatoo dhibsatoo afku sheegin o inta sanbuu aqriyaa agjoogaga nafbaa ku farxaysa oo intaa sanbuu aqriyaa agjoogaaga ku farxaysa cid isiisay jacalkaad isiisay abtirkaa idilkiis ma jiree ku amaan qalbigayga macaan ku amaan qalbigayga nimcooy iridaha qalbigaan ubaxa kuudhigee aminkii kastaba ku udgoonso aduu qof abaal lohoo iidhawbaad tahay sidaad ii eegataan kuu eegtaa anigu nafba naftii aya rabto hadii laysa siin lahaa tayda aduu uyeelan lahaa nimcooy huuno yeelan lahaa taada anaa huno qaadan lahaa
Queue is empty
-- / --