fadal aad dhibsatoo dhibsatoo
afku sheegin o inta sanbuu
aqriyaa agjoogaga nafbaa ku
farxaysa oo intaa sanbuu
aqriyaa agjoogaaga ku farxaysa

cid isiisay jacalkaad isiisay
abtirkaa idilkiis ma jiree
ku amaan qalbigayga macaan
ku amaan qalbigayga nimcooy

iridaha qalbigaan ubaxa kuudhigee
aminkii kastaba ku udgoonso aduu
qof abaal lohoo iidhawbaad tahay
sidaad ii eegataan kuu eegtaa anigu

nafba naftii aya rabto hadii
laysa siin lahaa tayda aduu
uyeelan lahaa nimcooy huuno
yeelan lahaa taada anaa huno qaadan lahaa

Exit mobile version