VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasra - Lyrics

Nasrooy garashaada Rug baa kuu dhashiyo Hooya gaariyo Aabo gaysiya ka dhashatee nasraay Caqli aan gurin oo abaal gala Guul kaligaa guudka kuu saar / Galad ku siiyay Gabdhaha nool Inta loo gobay Loo amaan guray ?? Quraxdaadiyo Adaa gobanimo Gonkastaba dheer Qasabayee goabanimo gaari aan hantanaa Caqli ??? Gaynyo sharafee nasraay Inaad gaari Rag gartaa qiray Rug cadaaguna Guudka kuu saar / gaar ku sheeg sheeg Gabdhaha nool Inta loo gobay Loo amaan guray ?? Quraxdaadiyo Adaa gobanimo Gonkasto dheer
Queue is empty
-- / --