VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naxli - Lyrics

caashaqu xaqdhawriyo xurmiyo karaamiyo xaq wuxuu lahaan jiray kama hayo xagaagee maxaan kugu xigtaystaa ma xumaanta digashiyo xujadiyo lurkaagaan xiiso kuugu qaada xajiin kama dhamaatide xurguf la isu sooriyo haduu xaalku laakimo la xidhiidho waa nool xubi kuma siyaadee xiskuunbaa nacaybiyo naxli sii xantoobsada xaashee kalgacalkii samo looga xilan jiray xayndaabkii gobonimo waadigan xabaale maxaan kuugu xer dhigan xiligii la joogaba xagal daacsi mooyee xushmo kaama dhaafee nacab igu xariirtaa
Queue is empty
-- / --