VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nuura - Lyrics

Nuuraay kal daweeya noqo Nimcada aan ku raysto noqo Naruuro wanaagsan noqo Naaxiya qalbi ooman noqo Naftayda nafteeda noqo Nasteex caashaqa u naqo Nuurkii kalgacaylka noqo Nolosha farxadeeda noqo Nuuraay qalbigayga noqo Nudaha beerkayga noqo Nasriga rajadayda noqo Naciimo hagaagsan noqo Neecow hawo diiran noqo Midaan ku nagaado noqo Iftiinka naftayda noqo
Queue is empty
-- / --